Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Canada: Saameynta COVID-19 ee Ganacsiga Baabuurta


Ganacsatada Soomaalida ee dalka Canada ayaa sheegay inuu saameeyay COVID-19 si lamid ah dunida kale. Laakiin dadka ka ganacsada gawaarida ayaa ah kuwa ugu daran maadaama inta badan dadkii wax ka iibsan jiray ay shaqo la'aan yihiin.

Haddaba Cabdi Cali, oo kamid ah ganacsatada gawaarida ayaa wariyaha VOA-da ee Canada Xuseen Nuur Xaaji uga warramay sida COVID-19 uu gacansigooda u taabtay.

Dhageyso Warbixinta Ganacsatada Baabuurta
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:41 0:00


XS
SM
MD
LG