Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Habeenkii labaad ee Shirweynaha Jamhuuriga


Wiilka Trump
Wiilka Trump

Habeenki labaad ayuu xalay galay Shirweynaha Xisbiga Jamhuuriga ee dalka Mareykanka,oo hadda ah xisbiga talada haya.

Shirka ayaa waxaa xalay khudbado isugu jiray kuwo toos ah iyo kuwo lasoo duubayba ka jeediyay, siyaasiyiin, madax ka tirsan dowladda iyo marwada koowaad ee Mareykanka Melania Trump.

Haddaba warbixin iyo wareysiyo arrintaasi ku saabsan waxaa noo diyaariyay, wariyaha VOA-da Jamal Axmed Cusman.

Halkaan ka dhageyso warbixinta Jamal
please wait

No media source currently available

0:00 0:12:30 0:00


XS
SM
MD
LG