Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barn. Umuuraha Mareykanka: Shirweynaha Jamhuuriga


Waxaa si rasmi ah u furmay shirweynaha xisbiga Jamhuuriga oo isla shalay ergooyinka ay musharraxa xisbiga mar kale u doorteen madaxweynah Donald Trump.

Haddaba Barnaamijka Umuuraha Mareykanka waxaan ku faaqideynaa shirweynihii xalay furmay, iyadoo madax kala gaddisan ay khudbado ka jeediyeen.

Maxamed Cabdi Xasan Sandheere ayaa barnaamijkan soo diyaariyay soona jeedinaya.

Dhageyso Barn. Umuuraha Mareykanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:18:11 0:00


XS
SM
MD
LG