Isku xirrada

War Deg-Deg ah

New Zealand: Maxkamadeynta ninkii Musliminta laayay oo Isniinta billaabmeysa


Magaalada Christchurch ee dalka New Zealand ayaa maalinta beri oo Isniin ah ka bilaabaneysa dhageysiga maxkamadda Brenton Harrison oo Australian ah, kaas ka ahaa mulsimiin ku dukaneysay masaajiddo ku dilay 51 qof, March 2019.

Waxaana dadkaas dhintay ama dhaawacmay ku jiray Soomaali. Weriyaha VOA ee Ibraahim Cumar Baafo ayaa warbixintan kasoo diray Magaalada Melbourne ee wadanka Australia.

Maxkamadeynta ninkii dadka ku laayay New Zealand oo Isniinta billaabmeysa
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:31 0:00


XS
SM
MD
LG