Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxda dalka Lubnaan oo dacwad lagu soo oogay


Madaxweynaha dalka Lubnaan iyo Raisul Wasaarihii is casiley ee dalkaasi ayaa dacwad ku aadan qaraxii Beirut laga gudbiyey xilli ay socdaan baaritaanno la xariira qaraxii dadka badani ku dhinteen.

Warkan waxa Qaahira kasoo direy wariyaha VOA Xussein Cismaan Sahnuuni.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:04 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG