Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Canada oo wax-kabaddaleysa taageerada dhaqaale ee la xiriirta Covid19


Dowladda Canada ayaa sheegtay in laga billaabo bisha dambe ay isbaddel ku sameyn doonto lacagaha taageerada ah ee afartii bil ee lasoo dhaafay ay siin jirtay dadka uu shaqooyinkoodu saameeyay xanuunka COVID-19.

Dhanka kale Ra'isul wasaaraha dalkaasi Justin Trudeau ayaa ku xigeenkiisa, Chrystia Freeland, u magacaabay haweeneydii ugu horreysay Canada ee noqota wasiirka maaliyadda.

Haddaba, wariyaha VOA ee Canada, Xuseen Nuur Xaaji, ayaa arrimahan ka wareystay Cabdiqani Ismaaciil oo ka faallooda arrimaha dhaqaalaha oo uu ugu horreyna wax ka waydiiyay weydiiyay isbaddelka lagu sameynaya taageerada dhaqaale ee dowladda.

Wareysi Kanada oo wax ka baddal ku sameyneysa lacagaha taageerada ee Covid19
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:50 0:00


XS
SM
MD
LG