Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Boolisku Toronto oo lagu eedeeyey dhibaateynta dadka Madowga ah


Hay'adda u doodda xuquuqda aadanaha ee gobolka Ontario ee dalka Canada ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in booliska magaalada Toronto uu dhibaateeyo dadka madow, in kabadan dadyowga kale ee ku nool magaaladaasi.

Haddaba, waxaa warbixintan soo akhriyey, warbixintanna ka diyaariyey wariyaha VOA ee magaalada Toronto Xuseen Nuur Xaaji.

Booliiska Toronto oo eedo loo jeediyey
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:17 0:00


XS
SM
MD
LG