Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jamaal Cusmaan oo ka hadlay guushiisa golaha deegaanka ee Minneapolis


Doorashadii gaarka ahayd ee kursiga lixaad ee golaha deegaanka ee Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota oo ah gobolka ay Soomaalida u badani deggan tahay ayaa waxaa ku guulaystay Jamaal Cusman, wuxuuna doorashadaan kaga adkaaday 11 musharrax oo 7 ka mid ah ay Soomaali yihiin.

Jamaal Cusman ayaa waxa uu buuxinayaa kursigii uu ku tagay Cabdi Warsame oo u wareegay waaxda maamusha guryaha dadwenayaha ee magaalada Minneapolis.

Haddaba, Jamaal Cusman ayaa guushiisa ka dib u warramay wariyaha VOA, Maxamuud Mascadde.

Wareysi aan la yeelannay Jamaal Cusmaan
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:06 0:00


XS
SM
MD
LG