Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Fal-celinta Carabta ee Heshiiska Imaaraadka iyo Isreal


Dalka Imaaraadka Carabta ayaa todobaadkan noqday wadankii ugu horeeyay ee carbeed ee ka tirsan dalalka Qaliijka oo heshiis lagu caadiyeynayo xiriirka la saxiida Israel.

waxaana heshiiskan uu imaanayaa iyadoo labada wadan muddo sanado ah ay lahaayeen heshiisyo ganacsi iyo mid dhinaca tiknolojiyadda ah.

Hadaba sida wadama Carabta ay uga falceliyeen heshiiskan, waxaa warbixintan nooga soo diray Qaahira. Xuseen Saxnuuni Cusmaan Xuseen.

Dhageyso Falcelinta Xiriirka UAE iyo Isreal
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:28 0:00


XS
SM
MD
LG