Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waalidiinta Soomaalida iyo Dib u Furista Iskuullada Mareykanka


Dhowaan ayaa gobollada Mareykanka waxaa ay ardaydu dib u bilaabi doonaan waxbarashada. Waalidiinta Soomaalida iyo dadka u dhaq-dhaqaaqa arrimaha bulshada ayaa walaac ka qaba caqabadaha cusub ee iman kara maadama oo cudurka COVID19 awgiis inta badan ay ardaydu guryaha casharradooda ku qaadan doonaan.

Haddaba, Xuseen Barre Aadan oo dhinacyo kala duwan la hadlay ayaa warbixintan arrintaasi nooga diyaariyay.

Dib u furista waxbarashada iyo Soomaalida Mareykanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:44 0:00


XS
SM
MD
LG