Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Caro ka Dhalatay Qaraxyadii Beirut


Qaraxii weynaa ee dhawaan burburiyay qeyb ka min ah magaalada Beirut ee dalka Lubnan ee ka dhashay kumanaan tan oo kiimiko ah oo si aan haboneyn loogu keydiyay dekedda Beirut, ayaa la aaminsanyahay inay marag ka tahay musuqmaasuq tobanaan sano ragaadiyay wadamo ku yaala bariga dhexe.

Waxaase xeel dheerayaashu ay aaminsanyihiin in qaraxaasi uu saameyn fog ku yeelan doono dalkaas, dhaqaale ahaan iyo siyaasad ahaan.

Warbixin falanqeysa qaraxaasi iyo xaaladda dalka Lubnanan oo uu qoray wariyaha VOAda Jamie Dettmer, waxaa inoo soo koobaya Ibrahim Xassan Dandureey.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:16 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG