Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhallinyaro Soomaali ah oo ku xaniban dalka Panama


Dhallinyaro Soomaali ah oo sanado ka hor ka soo baxay dalka Soomaaliya, islamarkaana soo maray dalal badan oo ku yaala qaaradaha Yurub iyo Koonfurta America ayaa haatan ku xaniban dalka Panama, oo ku yaalla badhtamaha qaaradda America.

Dhalinyaradan oo socdaalkoodu ku wajahnaa dalalka Woqooyiga America, ayaa ku go’doomay dalkaas kadib markii xanuunka Coronavirus dartii ee dalkastaaba xuduudkiisa xiray.

Sahra Ciidle Nuur, ayaa khadka teleefonka kula xiriirty mid ka mid ah dadka halkaasi ku xaniban waxaanu ku billaabayaa magaciisa iyo halka uu haatan ku sugan yahay.

Dhallinyaro Soomaali ah oo ku xaniban dalka Panama
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:15 0:00


XS
SM
MD
LG