Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Caweyska Washington


Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan qoddobo kala duwan oo uu ka mid yahay dad kumanaan kun oo dollar meyray si ay uga fogaadaan xanuunka Coronavirus.

Waxaa barnaamijka aad sidoo kale ku maqli doontaa xubintii Hal-abuurka iyo Heesaaga oo uu toddobaadkanna marti ku yahay fannaanka Cabdirisaaq Saleebaan Gaas.

Waana qeybtii labaad ee wareysiga fannaanka Cabdirisaaq Gaas uu siiyay Barnaamijka Caweyska Washington isaga oo ku sugan dalka Norway.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdixakiim Maxamuud Shirwac.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:23:57 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG