Barnaamijka Martida Mikrafoonka ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay munaasabadda Ciidul-Adxaa ee sanadkan oo si weyn uga duwan ciidihii kale sababo la xiriira cudurka COVID-19.
Barnaamijka waxaa marti ku ah Cismaan Cabdi Raage oo Xooshow loo yaqaano oo ku nool dalka Ingiriiska.
Barnaamijka waxaa soo saaray halkanna ka soo jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.