Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sida Looga Ciiday Dalka Australia


Australia ayaa waxaa ay Muslimiintu u ciideen siyaabo kala duwan. Dadka deggan magaalooyinka qaar ayaa waxaa saaran xannibaad iyadoo ay masaajidadu xiran yihiin, halka magaalooyin kalana ay Muslimiintu heleen fursad ay ku soo oogaan salaaddii ciidda iyo dabaaldegga munaasabaddaba.

Wariyaha VOA ee Australia Ibraahim Cumar Baafo ayaa warbixintan ka soo diray magaalada Melbourne.

Sida looga ciiday Australia
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:23 0:00


XS
SM
MD
LG