Barnaamijka Martida Mikrafoonka ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay barashada far Soomaaliga iyo naxwaha Soomaaliga.
Barnaamijka waxaa marti ku ah Aweys Waasuge oo ka mid ahaa macallimiintii kulliyadda luqadaha ee jaamacaddii Gaheyr.
Barnaamijka waxaa soo saaray halkanna ka soo jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.