Isku xirrada

War Deg-Deg ah

MN: Sharci Khasbaya in Gafuurka la Daboolo


Tirada dadka uu soo ridanayo xanuunka Covid 19 ee dalkan Mareykanka ayaa maalinba maalinta ka dambeysa sare u sii kaceysa. Hirka 2aad ee Coronavirus ayaa si daran u saameeyay qeybo badan oo ka tirsan dalkan Mareykanka. Qaar kamid ah madaxda Gobollada ayaa isku dayaya in ay soo rogaan sharciyo kaalin ka geysanaya xakameynta virus-ka iyada oo ay magaalooyinku furan yihiin.

Guddoomiyaha Gobolka Minnesota Tim Walz ayaa soo saaray sharci qasab ka dhigaya in ay dadku afka iyo sanka xirtaan marka ay gelayaan goobaha xiran. Sharcigaas ayaa si rasmi ah u dhaqan-gelaya Sabtiga berri ah.

Maxamuud Mascadde ayaa arrimahan ka wareystay Dr. Maxamuud Afqarshe oo ka hawlgala gobolka Minnesota.

please wait

No media source currently available

0:00 0:07:31 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG