Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ohio: Masjidka Soomaalida oo aadaanka ku baahinaya cod sare


Masjidka Al-Rahma oo ku yaalla xaafadda Capital Park ee ay ku badan yihiin Soomaalida magaalada Columbus ee gobolka Ohio ee dalka Maraykanka ayaa laga billaabay in shanta salaadoodba aadaanka lagu baahiyo cod sare.

Horey ayaa sidan kale oo Masaajiddo kale oo ku yaalla dalalka Mareykanka iyo Canada loogu ogolaaday inay cod sare ku baahin karaan aadaanka, waxaana muuqata in arrintan ay soo badaneyso.

Haddaba billowgii hawshan iyo sida looga fal celiyey ayaa Maxamed Cabdi Sandhere waxa uu ka wareystay Hodan Maxamed oo ka mid ah dadkii hawshan billaabay.

Ohio: Masjidka Soomaalida oo aadaanka ku baahinaya cod sare
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:41 0:00


XS
SM
MD
LG