Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Maandooriyeyaasha iyo Dhallinyarada Qurbaha


Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay dhibaatada maandooriyeyaashu ay ku hayaan caruurta Soomaalida ee dalka Maraykanka, gaar ahaan, kuwa ku nool gobolka Minnesota.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya Maxmuud Mascadde.

please wait

No media source currently available

0:00 0:39:56 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG