Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Martida Mikrofoonka


Barnaamijka Martida Mikrafoonka ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay goobaha dib loo furay dalka Ingiriiska ka dib markii la khafiifiyey xayyiraadihii loo soo rogay xakameynta cudurka Coronavirus. Goobahan waxaa ka mid ah masaajiddada oo markii u horreysay muddo bilo ah ka dib salaadda Jimcaha toddobaadkan lagu oogay.

Barnaamijka waxaa marti ku ah Sheikh Saciid Maxamed Saalax oo ah Imaamka Masjid Daaru-salaam ee galbeedka magaalada London.

Barnaamijka waxaa soo saaray halkanna ka soo jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

Dhageyso Barn. Martida
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:12:13 0:00


XS
SM
MD
LG