Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Caweyska Washington


Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan qoddobo kala duwan oo uu ka mid yahay qodobkii Hal-abuurka iyo Heesaaga oo uu toddobaadkanna marti ku yahay Aadan Geesaale Aare oo loo yaqaan Aadan Gaab oo ah Fannaan, hal-abuure iyo laxamiiste.

Waana qeybtii 3-aad ee wareysi uu Aadan Gaab siiyey Barnaamijka Caweyska Washington isaga oo ku sugan dalka Netherlands.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdixakiim Maxamuud Shirwac.

Dhageyso Barn. Caweyska
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:23:34 0:00


XS
SM
MD
LG