Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dalal Carbeed oo soo saaray digniin ku socota Israel


Qaar ka mid ah dowladaha Carabta ayaa sheegay in ay Falastiin ku taageerayaan sidii ay u heli lahayd xuquuqdeeda sharciga ah, xilli Isreal ay sheegtay in ay dib u billaabayso deegaamaynta qayb ka mid ah dhulka Falastiin.

Dalalkan ayaa waxaa ka mid ah Masar, Imaaraadka Carabta, Jordan, Morocco Tunisia, Sacuudiga Carabia, Cuman iyo kuwa kale.

Waxay ka digeen in Israel ay sii waddo inay dhisato dhulka Falastiin, taasi oo jebineysa qaraarada caalamiga ah, waxaana ay sheegeen inay doonayaan in Israel ay ka baxdo dhammaan dhulalka Carabta ee dagaallada ay ku qabsatay.

Faah-faahinta warbixintaan waxaa Qaahira kasoo diray Xuseen Saxnuuni.

Dalal Carbeed oo soo saaray digniin ku socota Israel
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:11 0:00




XS
SM
MD
LG