Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shaqooyinkii gaadiidleyda Soomaalida Kenya oo dib u billowday


Islii
Islii

Ganacsatada Gaadiidllayda Soomaalida ee dalka Kenya ee isaga gooshi jiray magaalada caasimada ee Nairobi iyo gobollada kale ee dalka ayaa maanta dib u bilaabay shaqooyinkoodii.

Arrintan ayaa ka dambaysay kadib markii xayiraadii safarrada dhanka dhulka ee afartii bilood saarnayd gaadiidka dhulka ee Kenya uu maalintii shalay ka qaaday Madaxweyne Kenya Uhur Kenyatta.

Kenyatta ayaa sheegay in waddanku uu gaaray heer macquul ah oo loogu diyaar garoobo in qeyb ahaan la khafiifiyo xayiraadaha loo soo rogay xakameynta COVID-19, laakiin waxa uu dadka ku boorriyay in ay taxaddar muujiyaan.

Khadar Maxamuud Xareed ayaa la kulmay qaar kamid ah ganacsatada ka shaqeeya baabuurta ee xaafadda Islii ee magaalada Nairobi.

Shaqooyinkii gaadiidleyda Soomaalida Kenya oo dib u billowday
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:41 0:00



XS
SM
MD
LG