Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka Dhageystaha: Danjire Abuukar Daahir Cusmaan


Safiirka Soomaaliya ee QM Abuukar Baalle

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu todobaadkan ku saabsan yahay dowrka Soomaaliya ee golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay, iyadoo dhowaan danjiraha Soomaaliya ee QM loo doortay inuu noqdo mid ka mid ah madaxweyne ku-xigeennada golaha loo dhan yahay ee QM.

Barnaamijka waxaa marti ku ah Abuukar Daahir Cusmaan (Abuukar Baalle) oo ah danjiraha Soomaaliya u fadhiya Xarunta QM. Danjiraha ayaa ka jawaabi doona su’aalaha VOA iyo qaar ka mid ah dhageystayaasheeda.

Jacfar Maxamed Kuukaay ayaa barnaamijkan soo saaray halkanna ka soo jeedinaya.

please wait

No media source currently available

0:00 0:23:38 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG