Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan qoddobo kala duwan oo uu ka mid yahay qodobkii Hal-abuurka iyo Heesaaga oo uu toddobaadkanna marti ku yahay Aadan Geesaale Aare oo loo yaqaan Aadan Gaab oo ah Fannaan, hal-abuure iyo laxamiiste.
Waana qeybtii 2-aad ee wareysi uu Aadan Gaab siiyey Barnaamijka Caweyska Washington isaga oo ku sugan dalka Netherlands.
Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdixakiim Maxamuud Shirwac.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available