Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Saameynta dhaqaale ee rabshadihii ka dhacay Ethiopia


Addis Ababa

Inkasta oo xaaladda dalka Ethiopia ay u muuqato mid deggen, hadana qalalaasihii dhowrkii maalmood ee tagay ka dhacay dalkaasi ayaa saamayn dhaqaale ku yeeshay nolosha Soomaali badan oo ku nool Jabuuti, Somaliland iyo Dowlad deegaanka Soomaalida.

Haddaba, Xuseen Barre Aadan ayaa warbixintan noo haya.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:49 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG