Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qoraaga buugga Ayan of the Lucky oo sharaxaad ka bixisay


Ayan of the Lucky

Gabar Soomaali ah oo deggan gobalka Minnesota oo lagu magacaabo Faadumo Yuusuf Darbi, ayaa dhawaan waxa ay qortay buug ay ugu magac dartay AYAN OF THE LUCKY, oo sida magaciis ka muuqata ay ku qortay Afka Ingiriiska.

Fadumo ayaa sheegtay in buuggan ay ugu talo gashay in dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku hadla Afka Ingiriiska iyo dadka aan Soomaalida ahaynba ay ka bartaan dhaqanka iyo sheekooyinka Soomaalida.

Wariyaha VOA ee Minnesota Maxamuud Mascadde, ayaa la kulmay Faadumo Yuusuf Darbi, warbixintan ayuuna nooga soo diray Minnesota.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:30 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG