Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dibad-baxyo waa weyn oo mar kale ka billowday Sudan


Tobanaan kun oo dad dibad-baxaya ayaa shalay iskugu soo baxay magaalooyinka waa weyn ee dalka Sudan, ayaga oo muujinaya diidmo ku aadan habka dalka loo maamulayo.

Dadkan ayaa dalbanaya in awoodo dheeraad ah la siiyo maamulka shibilka ah, iyaga oo militariga oo xukunka qeyb ah ku eedeeyey in waxyaabihii lagu heshiiyey ayna wax weyn ka fulin.

Sudan ayaa sidan oo kale dibad-baxyo uga dhacay sanadkii tegay waxay hogaamiyeen in xilka laga tuuro madaxweynihii muddada xukumayey dalkaas ee Cumar Xasan Al-BAshiir.

Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa Qaahira ka soo diray Xuseen Cusmaan Saxnuuni.

Dibad-baxyo waa weyn oo mar kale ka billowday Sudan
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:49 0:00


XS
SM
MD
LG