Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jabuuti: Qiimaha khudaarta oo gaaray heer aan horey loo arag


Dalka Jabuuti waxaa maalmahan kordhay qiimaha khudaarta, gaar ahaan basasha iyo yaanyada.

Halkii kiilo oo basal ayaa xilligan la kala siisanayaa ilaa shan boqol oo Faranka Jabuuti ah, taasi oo ah heerkii ugu sarreeyey abid.

Sagal Siciid Faarax ayaa warbixintan kasoo dirtay Jabuuti.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:28 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG