Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ahlu-Sunna oo eedeyn u jeediyey maamulka Jubaland


Ahlu-Sunna

Waxaa magaalada Dadaab saddexdii maalmood ee lasoo dhaafayey ku shirayey culimada ururka Ahlu-Sunna Waljamaaca kuwaas oo ka walaacsan dhibaato ay sheegeen in Jubaland ay ku hayso dariiqada.

Kulankan ayaa waxaa lagu sheegay in maamulka Jubaland ay la wareegeen masaajidada ay kooxdan gacanta ku haysay, una gacan geliyeen dhinacyo kale. Jubaland waa ay beenisay eedeyntan.

Warbixintan waxaa magaalada Gaarisa kasoo diray Maxamed Faarax Shire.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:33 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG