Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Coronavirus oo saameeyey kiisaska dadka magangalyo doonka ah ee Mareykanka


Dadka magangalyo doonka ah ee dalka Mareykanka iyo kuwa sugayaha maxkamadaha waaxda socdaalka ayaa waxaa saameyn xooggan ku yeeshay cudurka Coronavirus kadib markii la xiray maxkamadaha.

In ka badan 850,000 oo qof ayaa waxaa saameeyey xirnaanshaha maxkamadaha, sida lagu sheegay cilmi-baaris ay sameysay Jaamacadda Syracuse.

Waxaa sidoo kale la joojiyey dadkii soo-galootiiga ahaa ee dalkan iman jiray tan iyo markii xanuunka uu ku faafiyey caalamka.

Warbixintan waxaa diyaarisay Falastiin Axmed Iimaan.

Coronavirus oo saameeyey kiisaska dadka magangalyo doonka ah ee Mareykanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:44 0:00


XS
SM
MD
LG