Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka Dhageystaha: Aamina Cismaan Xaaji


Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu todobaadkan ku saabsan yahay kiisaska kufsiga iyo tacaddiyada ka dhanka ah haweenka ee la soo warinayo in ay sii kordheen gudaha Soomaaliya.

Barnaamijka waxaa marti ku ah Aamina Cismaan Xaaji oo ah Wasiirka Arrimaha Haweenka ee dowlad-goboleedka Puntland. Wasiir Aamina ayaa ka jawaabi doonta su’aalaha VOA iyo qaar ka mid ah dhageystayaasheeda.

Jacfar Maxamed Kuukaay ayaa barnaamijkan soo saaray halkanna ka soo jeedinaya.

please wait

No media source currently available

0:00 0:25:08 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG