Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Loolankii Jabuuti iyo Kenya ee Golaha Ammaanka oo la isku mari waayey


Dalalka Jabuuti iyo Kenya ayaa isku mari waayey codeyn shalay loo qaaday oo la xiriirtay loolanka ay ugu jiraan inay helaan mid ka mid ah kuraasta aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka QM.

Codeyntii shalay ayaa waxa ay Jabuuti heshay 78 cod, halka Kenya ay heshay 113 cod, hase yeeshee midna ma helin 128-ka cod ee loo baahnaa in la guuleysto.

Labada dal ayaa mar kale ku jira olole xooggan oo ay ku raadinayaan codadka ay u baahan yihiin si ay u guuleystaan ayada oo mar kale maanta la qaadayo codeyn labaad.

Arrimahan ayaa Maxamed Cabdi Sandheere waxa uu ka wareystay Jabriil Aw Maxamed oo bare ka ah Jaamacadda Ohio State ee dalka Mareykanka.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:30 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG