Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Caalamka oo wajahaya walaac cusub oo la xiriira COVID-19


Waxaa caalamka soo wajahay warwar la xidhiidha xanuunka COVID-19 kadib markii 30 qof uu xanuunkaasi kusoo ritey todobaadkan dalka Shiinaha oo ah meeshii uu kasoo unkumay xanuunku.

Dadkan ayaa laga cabsi qabaan in ay xanuunka ka qaadeen suuq weyn oo ku yaalla magaalada caasimadda ah ee Beijing.

Dalka Mareykankana tirada dadka xanuunka uga dhintey ayaa ka batey askartii dagaalkii koowaad ee adduunka Mareykanka ugaga dhimatey.

Wararkii ugu danbeeyey ee COVID-19, waxaa soo koobaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Caalamka oo wajahaya walaac cusub oo la xiriira COVID-19
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:48 0:00


XS
SM
MD
LG