Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Numbi Arts oo madxaf Soomaaliyeed ka hir-gelinaya UK


Numbi Arts
Numbi Arts

Ururka Numbi Arts oo ay aasaastey Kinzi Abdullah oo ah gabadh Soomaaliyeed oo degan magaalada London ee dalka Britain, oo mudo dheerna ka shaqayneysay arrimaha Bulshada Soomaalida gaar ahaan dhinaca keydinta suugaanta, farshaxanka iyo dhaqanka Soomaalida ayaa markii ugu horeysay UK ka hirgelnayisa Madxafka Soomaalida.

Wariyaha VOAda Abdihafid Awil Ismail ayey uga warantey ujeedada ay madxafkan u sameyneyso, waxaanay ugu horayn sharaxaysaa hawlaha ururkeedu qabto iyo sida ay Madxafkan u samauynayaan.

Numbi Arts oo madxaf Soomaaliyeed ka hir-gelinaya UK
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:18 0:00


XS
SM
MD
LG