Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaali ka mid noqotay muhaajiriin lagu laayey Libya


Meydadka Muhaajiriin
Meydadka Muhaajiriin

Rag magafayaal ah ayaa toddobaadkii hore dalka Libya ku laayey dad muhaajiriin ah oo gaarayey illaa 30 qof, kadib markii muhaajiriinta ay dileen mid ka mid ah magafayaasha.

Waxaa hadda soo baxaya warar sheegaya in dadkaasi ay Soomaali ku jireen, waxaana inta la xaqiijiyay dhintay mid, halka mid kalena u ku dhaawacmay.

Maxamed Colaad Xassan ayaa Khadka taleefanka ee magaalada Tripoli caasimadda Libya kula xiriiray safiirka Soomaaliya ee Libya Muxiyadiin Maxamed Kaalmoy.

Soomaali ka mid noqotay muhaajiriin lagu laayey Libya
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:57 0:00


XS
SM
MD
LG