Isku xirrada

War Deg-Deg ah

UK: Dibadbaxyo caddaalad loogu raadinayo Shukri Cabdi


Dibad-baxyada ka socda London ee lagu diidan yahay cunsuriyadda iyo dilkii askarigii Maraykanka ahaa uu u gaystay George Floyd ayaa waxaa kusoo biiray dad Soomaaliyeed oo iyaguna caddaalad u doonaya Shukri Cabdi oo aheyd gabar yar oo Soomaali ah oo la tuhunsan yahay in ay wabi ku yaalla Manchester ku rideen arday caddaan ah, oo ay wax isla baranayeen, bishii June 2019.

Shukri Cabdi oo 12 jir aheyd ayey hooyadeed Zamzam Carab waxa ay aaminsan tahay in gabadheeda la dilay, islamarkaana aaney helin cadaaladdii loo baahnaa.

Wariyaha VOA-da ee London Ridwaan Xaaji Cabdiweli ayaa warbixintan ku eegaya sheekada Shukri.

UK: Dibadbaxyo caddaalad loogu raadinayo Shukri Cabdi
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:50 0:00


XS
SM
MD
LG