Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaad ka taqaan ururada xagjirka ah ee ka jira Mareykanka?


Dalka Maraykanka waxaa ka jira kooxo xagjir ah oo aragtiyo kala duwan qaba, waxaana qaarkood ay rabshado ka geystaan dalka.

Toddobaadkii hore madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku hanjabay inuu liiska argagixisada ku dari doono koox lagu magacaabo ANTIFA oo dhinaca bidix ee fog jirta.

Sababta uu madaxweynuhu sidaas u doonayo, iyo waxa ay yihiin kooxdan, ayaa Maxamed Cabdi Sandhere ka wareystay garyaqaan Amiin Haaruun oo ka hawlgala gobolka Minnesota.

Hase yeeshee Garyqaan Amin ayaa marka hore ka jawaabaya kuwa ay yihiin ururada mitidka ah ee dalka Maraykanka ka jira.

Maxaad ka taqaan ururada xagjirka ah ee ka jira Mareykanka?
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:37 0:00


XS
SM
MD
LG