Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka Dhageystaha: Sheikh Cabdiraxmaan Bashiir


Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu todobaadkan ku saabsan yahay xiriirka ka dhaxeyn kara culumada iyo madaxda siyaasadeed ee dalalka Islaamka.

Barnaamijka waxaa marti ku ah Sheikh Cabdiraxmaan Bashiir oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed, waxaana isaga oo jooga dalka Canada uu ka jawaabayaa su’aalaha VOA iyo qaar ka mid ah dhageystayaasheeda.

Jacfar Maxamed Kuukaay ayaa barnaamijkan soo saaray halkanna ka soo jeedinaya.

Dhagayso Barn. Wicitaanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:25:35 0:00


XS
SM
MD
LG