Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka Dhageystaha: Xil. Baashe Maxamed Muuse


Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu todobaadkan ku saabsan yahay dhibaatada haysata qaar ka mid ah waalidka Soomaaliyeed ee ku nool dalal ka mid ah ah Yurub, kuwaasi oo eedo loo jeediyo darteed loogala wareego ubadkooda.

Barnaamijka waxaa marti ku ah Xildhibaan Baashe Maxamed Muuse oo ka mid ah Golaha Deegaanka ee Magaalada Oslo ee dalka Norway. Xildhibaan Baashe ayaa ka jawaabaya su’aalaha VOA iyo qaar ka mid ah dhageystayaasheeda.

Jacfar Maxamed Kuukaay ayaa barnaamijkan soo saaray halkanna ka soo jeedinaya.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG