Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Minnesota: Askar lagu eedeeyay dilka nin madow ah oo shaqada laga eryey


Mudaaharaad ka dhacay MN
Mudaaharaad ka dhacay MN

Duqa magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka Jacob Frey ayaa shaqada ka eryey afar sarkaal oo ka tirsan booliiska magaaladiisa. Afarta sarkaal ayaa loo haystaa dhimashada nin kasoo jeeda bulshada madow ee Maraykanka.

Haddaba faahfaahinta sida ay wax u dhaceen ayaa wariyeheena gobolka Minnesota Maxamuud Mascadde uu ka wareystay Xaashi Shaafi oo ka mid ah hogaamiyeyaasha bulshada Soomaalida ee gobolkaasi.

Halkaan ka dhageyso wareysiga
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:47 0:00


XS
SM
MD
LG