Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Roland Marchal oo VOA uga warramay xabsigii uu ka galay Iran


Roland Marchal

Roland Marchal waxa uu ka mid yahay aqoonyahannada ajaanibta ah ee muddada dheer ka shaqaynayey waddamada Afrika, oo uu cilmi baaris uga sameeyo xarunta cilmi-baarista Paris ee Centre for International Research (CERI) ee machadka Paris ee culuunta siyaaadda.

Waddamada uu qoraalada badan ka sameeyo waxaa ugu horreeya Soomaaliya, Chad iyo AfrIkada Dhexe. Bishii Maarso ee sannadkan ayaa lagasoo daayey xabsi ku yaala dalka Iiraan kadib markii uu halkaasi ku xirnaa ku dhowaad sannad.

Haaruun Macruuf ayaa warbixintan nooga diyaariyey.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:29 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG