Dadweynaha reer Djibouti ayaa maanta u dabbaal-degay munaasabadda Ciidul Fitriga, iyagoo salaadda ciidda ku oogay goobo banaan ah oo loogu tala galay in lagu tukado salaadda ciidda.
Dadweynaha ayaa waxaa ka muuqday taxadirka iyo foojignaanta ay ka qabeen xanuunka Covid-19. Ramadaan Muuse ayaa warbixintan noo soo diray.