Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Trump: Waa in la furaa Goobaha Cibaadada


U.S. President Trump

Madaxweyne Donaldr Trump ayaa Jimcihi carrabka ku adkeeyay in ay muhiim tahay in si dhaqso ah loo furo goobaha lagu cibaadeysto ee ku yaalla gudaha Mareykabka.

Madaxweynaha ayaa sheegey in dadku ay dalabanaayn in ay tagaan masaajidada, kaniisadaha iyo macbadyadyada Yahuuda iyo goobaha diimaha ka. Wuxuu kaloo sheegey in hogaamiyayaasha diimaha ay qaadi doonaan masuuliyada faya qabka gobaha cibaadada.

Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa inoo diyaarisay Falastin Axmed Iman.

Halkaan ka dhageyso warbixinta
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:10 0:00


XS
SM
MD
LG