Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xayiraadii saarneyd Islii oo 16 maalmood lagu kordhiyey


Islii

Xayiraadii saarneyd xaafadda Soomaalida ay degan tahay ee Islii ee magaalada Naiorbi ayaa waxaa lagu kordhiyey muddo 16 maalmood ah, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka Kenya.

Wasiirka caafimaadka Kenya ayaa sheegay in tallaabadan looga gol leeyahay xakameynta cudurka COVID-19.

Go’aanka dowladda ayaa ka halay bulshada Soomaalida Islii oo sheegay in go’aankan si gaar ah ayaga loogu beegsanayo, sida ay hadalka u dhigeen, ayaga oo codsaday in laga laabto go’aankan.

Intisaar Saalax Xuseen ayaa warbixitan kasoo dirtay Nairobi.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:22 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG