Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ganacsatada Islii oo raashin u qeybiyey dad uu saameeyey COVID-19


Dadka gargaarka loo qeybiyey

Guddiga ganacsatada Soomaalida ee Suuqa Islii ee magaalada Naiorbi ayaa maanta raashin u qeybiyay illaa iyo 500 oo qoys oo uu saameeyay xanuunka COVID-19.

Warbixintan waxaa Nairobi ka soo dirtay wariyaha VOA-da Intisaar Saalax Xuseen.

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:54 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG