Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Go'aanka ay Kenya ku xirtay xuduudaha 'oo saameeyey' ganacsatada Soomaalida


Islii
Islii

Qaar ka mid ah ganacsatada Soomaalida Nairobi oo la hadlay idaacada VOA ayaa sheegay in saameyn ballaaran ay ku yeelatay xuduudaha ay dirty dowlada Kenya.

Madaxweynaha Kenya ayaa dhowaan amray in la xiro xuduudaha Kenya ay la wadaagto dalalka Soomaaliya iyo Tanzania.

Ganacsatada ayaa sheegay in xirista xuduudda Tanzania ay saameyneyso badeecadihii iman jiray Nairobi, halka tan Soomaaliya ay si gaar ah u saameyneyso gobollada waqooyi bari Kenya.

Intisaar Saalax Xuseen ayaa warbixintan kasoo dirtay Nairobi.

Go'aanka Kenya ay ku xirtay xuduudaha 'oo saameeyey' ganacsatada Soomaalida
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:25 0:00


XS
SM
MD
LG