Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay Soomaaliya xilligan u beecineysaa xirmooyin shidaal?


Dowladda Soomaaliya ayaa shalay ku dhawaaqdey inay bisha August ee sanadkan iibgeynayso 7 xirmo shidaal oo hore loo sii sahmiyey oo ku yaalla afar maamul goboleed ee Jubaland, Koonfur Galbeed, HirShabelle iyo Galmudug.

Haddaba xiligan maxaa keenay in Soomaalia ay beecinayso xirmooyinkan wakhtig shidaalkii dunida uu dhulka galey, mase jiraan shirkado gaar ah oo dowladda ay danaynayso inay ka gado xirmooyinkan.

Su'aalahaas iyo kuwa kale ayaa Sahra Cabdi Axmed ay waydiisey, wasiir ku-xigeenka wasaaradda batroolka Soomaaliya, Mahmamuud Cabdulqaadir Hilaal oo joogo Muqdisho.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:55 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG