Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhageyso Barn. Wicitaanka Dhageystaha


Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa marti ku ah Dr. Maxamuud Daahir oo ah dhakhtar ku takhasusay cudurrada guud kana howl-gala gobolka Mennesota ee dalka Mareykanka.

Dr. Maxamuud ayaa ka jawaabaya su’aalaha VOA iyo qaar ka mid ah dhageystayaasheeda ee ku aaddan sida ay dadku shaqooyinka dib ugu laaban karaan xilli uu cudurku si xowli ah u sii fidayo.

Jacfar Maxamed Kuukaay ayaa barnaamijkan soo saaray halkanna ka soo jeedinaya.

please wait

No media source currently available

0:00 0:25:22 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG