Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciidamadii Islii lagu daadiyey oo lagu guuleystay in la qaado


Guddiga Ganacsatada Suuqa Islii ee magaalada Nairobi ayaa ku sheegay inay ku guulaysteen in ciidamo tiro badan oo lagu soo daadiyay suuqa Islii ay halkaasi ka saaraan kadib wada hadal ay la yeesheen saraakiisha iyo mas’uulyiinta sar sare ee dowladda Kenya.

Ciidamada ayaa shalay lagu arkayay iyagoo gudaha suuqa iyo Xaafada Islii dadka u diidaya inay dhaq dhaqaaqaan, hase yeeshee maanta ayaa suuqa lagu arkayay dadka oo isugu soo baxay gudaha suuqa kadib markii ciidamadii halkaasi la keenay laga qaaday.

Wariyaha VOA-da Khadar Maxamuud Xareed ayaa arrintaasi ka waraystay Cumar Axmed Nuux oo ah Isku-duwaha guddiga ganacsatada ee suuqa Islii.

Ciidamadii Islii lagu daadiyey oo lagu guuleystay in la qaado
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:29 0:00


XS
SM
MD
LG